Maxay ka wada hadleen Shiikh Adan Madoobe & Madaxweynihii hore ee K/Galbeed? (Sawirro)

Gudoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Shariif Xasan ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Kulanka oo ujeedkiisu ahaa  salaan iyo hambalyayn ayaa ku soo idlaaday … Continue reading Maxay ka wada hadleen Shiikh Adan Madoobe & Madaxweynihii hore ee K/Galbeed? (Sawirro)